Imaaraadka oo laga codsaday in ay shaaciyaan halka ay joogto Ladhifa Sheekh

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa Isutagga Imaaraadka Carabta ugu baaqday in ay meel uun ku sheegto gabadha Amiirka ee la la’yahay. Ladhifa Sheekh oo ah gabadh uu dhalay Amiirka imaaradka ayaa la sheegay in ay damacday in ay baxsato bishii Maarso si ay ugu noolaato meel dalkaas ka baxsan oo … Continue reading Imaaraadka oo laga codsaday in ay shaaciyaan halka ay joogto Ladhifa Sheekh